Randa Gogräfe

Randa Gogräfe waxay ku dhalatay Dimishiq wuxayna ku nooleed Jarmalka 1995 ila hadeertan.

Magalada Dimishiq waxay oga shageysatay shaqada turjubaanka ee Carabiga iyo Ingiriiska. Waxay 2015 ila iyo hadda uu turjuumeysa qaxootiga  waxayna uu raacaysaa xaafisyaha doolada, daryeel caafimaad iyo iskuulada.

Luuqadaha: Carabi, Ingiriis